Archive for December, 2009

Warsaxaafadeedkii Xisbiga Kulmiye Ku Soo Gebogabeeyey Sannadka Cusub

WARSAXAAFADEED

Date: 31/12/2009

RAADKII SANADKII TAGAY EE 2009 IYO ARAGTIDA XISBIGA KULMIYE EE SANADKA SOO SOCDA EE 2010

Sanad waliba waxa lagu xasuustaa guulihiisa iyo dhibaatooyinkiisa. Sanadkii 2009, guulihiisa waxa ka mid ahaa:

Guulihii sanadka 2009.

Ø Nabadgelyo guud oo dalka ka jirtay, iyadoo geeska Africa dagaalo badani ka socdaan.

Ø Dhoofkii xoolaha wakhtigii Xajka oo ahayd fursad wacan, walow aan si rasmi ah loo furin.

Ø Arday badan oo ka qalin jebisay Jaamacadaha kala duwan ee dalka JSL, in kasta oo aanay badankoodu shaqo helin. Read more »

Shir balaadhan oo xisbiga kulmiye ku qabtay galbeedka magaalada Bristol

Shir balaadhan oo xisbiga kulmiye ku qabtay galbeedka magaalada Bristol maalintii axadii ay bisha disambar ahayid 27kii . 27/12/09 .Tageerayaal iyo dadweyne reer Somaliland oo aad iyo aad u tira badan ayaa ka so qayb kalay shirka. Shirkaasi oo xisbiga ugu so bandhigaayey tageerayaasha xisbiga iyo qurbajooga Read more »

Former Minister Says He And Somaliland´s Government Habitually Lied To The Public


(Kulmiye.org)  Tuesday, December 29, 2009

Former Minister Mohamed Saleeban

London, UK, December 26, 2009 (SL Times) – The former minister of industry, Muhammad Suleiman Weyne said to a gathering of Somalilanders in Bristol, UK, that when they laid a cornerstone for a new cement factory in Berbera they were play acting, and that they were deliberately misleading the public and had no intention of building such a factory. He described it as all part of the lies that they were telling the public for the last twenty years. Read more »

Muj:Maxamed Kaahin Oo Xukuumadda Rayaale Ku Eedeeyay Inaanay Diyaar Doorashu U Ahayn

http://farm3.static.flickr.com/2023/2373004529_52402d7867.jpg?v=0

“Hadaanu Doodi Weyno Xisbigii Hanti- Wadaaga Iyo Udub Oo Kale Ayaanu Noqonaynaa”

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin

Hargeysa, December 29, 2009 (Haatuf) – Afhayeenka xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahin Axmed ayaa xukuumadda Madaxweyne Rayaale iyo xisbiga UDUB ku eedeeyey in aanay diyaar u ahayn in tartanka doorashada Madaxtooyada ay ka qayb galaan, tilmaamayna in wax ka bedelkii xeer hoosaadka golaha guurtida ee khilaafku ka dhashay ay ka dambaysay, kaas oo intaa ku daray in maamulka Madaxweyne Rayaale ku guuldaraystay Bedalaada lacagta Somalia ee ka socota gobolada Togdheer, Sool iyo Sanaag. Read more »

“INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN”

http://hadhwanaagmedia.net/attached/u_3626d_2009-10-20-1-22-29f_fagadge.jpg

RABBI naxariistii janat al fardowsa ha ka waraabiyee waxa maanta geeriyooday Wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiyay Magaaladda Paris ee Caasimadda dalka Faransiiska Marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe), oo baryahanba  halkaas ku xanuunsanayey. Read more »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Lagu Eedeeyey inuu ku Hawlan Yahay Qorshe Lagu Duminayo Suuqa Bacadlaha Gabiley

cirro

Gabiley (Jam/Gabileynews)- Guddida ganacsatada suuqa bacadlaha magaalada Gabiley, ayaa wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) ku eedeeyey inuu wado mashruuc suuqaas albaabada loogu laabayo. Read more »

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo socdaal ugu kicitimay Maraykanka iyo Itoobiya

http://hadhwanaagmedia.net/attached/u_4137d_2009-11-1-14-42-19f_siilaanyo.jpg

Hargeysa (kulmiye.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta socdaal ugu kicitimay dalalka Itoobiya iyo Maraykanka, ka dib markii sida uu sheegay  marti-qaad u fidiyeen Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanku. Read more »

Magceenni Daboolla Kulmiyaa Daaha Ka Qaaday Ictiraafka Dalkeennana Kulmiyaa Si Diyaarshay

Magceenni daboolla Kulmiyaa daaha ka qaaday Ictiraafka dalkeennana Kulmiyaa si diyaarshay

Kulmiyaa dunidoo dhan dareenkeenna u sheegay.

Kuwa diiddan dalkeenna U diyaara xumaanta Read more »

Xisbiga Kulmiye Oo Tacsiyad U Diraya Ehelkii Wasiirka Geeriyooday

Dhamaan madaxda xisbiga Kulmiye gude iyo dibadba waxay tacsiyad u dirayaan ALLAH ha u naxariistee  geerida deg deg ah ee ku timid marxum Siciid Maxamed Nuur, ILLAAHAYNA waxayna uga baryayaan inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo ehelkiisina samir iyo iimaan ka wada siiyo. Aamiin. Read more »

Axmed Siilaanyo Oo Ku Eedeeyey Rayaale Dilkii Taliyahii Qabta 12-aad

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Siilaanyo Oo Ku Eedeeyey Xukuumadda Rayaale Dilkii Taliyahii Qabta 12-aad Ee Ciidanka Qarranka Somaliland

Hargeysa (Golisnews.com)– Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta shir jaraa’id ku qabanaayey xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Rayaale inay ka danbaysay dilkii loo gaystay taliyahii qaybta 12-aad ee ciidanka qarranka Somaliland Marxuum Cismaan Yuusuf. Read more »