December 15th, 2009 in Press | Comments Off

Garabka Isbadal Doonka Udub Iyo Kulmiye Oo Wada Galay Heshiis Is Bahaysi Siyaasadeed Oo Ay Ku Bohoobayaan
“Shirar Anaga Gudahayaga Noo Socdaa Way Jiraan,Go’aan Rasmiya Oo Aanu Qaadanayna Ma Jiro, Kamana Sii Hor Dhici Karo Go’aanka Isbadal Doonka”
Mujaahid Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal)
Hargeysa, December 15, 2009 (Haatuf) – Siyaasiyiintii garabka isbadal doonka Udub ee ka biyo diiday qaabkii shirwaynihii Read more »
December 14th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off
Hargeysa (Kulmiye.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay waxyaabaha u qorshaysan haddii ay Doorasho ka qabsoomi waydo dalka, isla markaana wuxuu ka hadlay mawqifkooda la xidhiidha dalalka Somaliland la deriska ah. Read more »
December 14th, 2009 in Kulmiye_party | Comments Off


Waxaaa la ogaysiinayaa dhammaan taageerayaasha xisbiga Kulmiye UK iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland ee danaynaya dalkooda hooyo, in lagu qabanayo Galbeedka London (West London) shir aad looga soo shaqeeyay si balaadhana laysugu soo duba riday. Shirkan oo ay si wada jir ah usoo abaabuleen Laanta Kulmiye ee West London, taageerayaasha xisbiga ee xaafada iyo Gudida Fulinta Kulmiye waxaa lagu Read more »
December 13th, 2009 in Press | Comments Off

“Xoghayaha Arrimaha Dibada Kulmiye Waa Nin Shaqeeyey Oo Wax Qabta Oo Gaadhay Meelo Ay Dawladu Tahli Wayday”
Inj. Baashe Cabdi Gaboobe
Hargeysa, December 13, 2009 (Haatuf) -Madaxa Olalaha doorashada Madaxtooyada xisbiga KULMIYE ee gobolada galbeedka Somaliland Md. Baashe Cabdi Gaboobe ayaa shalay jawaab ka Read more »
December 13th, 2009 in Press | Comments Off
HOME / PRESS RELEASE
President Barack Obama announced on Wednesday his intent to nominate Donald E. Booth to be the next U.S. Ambassador to the Federal Democratic Republic of Ethiopia.
In announcing his intention to nominate Ambassador Booth and other key U.S. Administration officials, President Obama said, “The depth of experience these individuals bring to their roles will Read more »
December 13th, 2009 in Press | Comments Off

Hargeysa (kulmiye.Org)- Xubno Wasiirro ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegay inay magaalada Laascaanood u tegayaan kiiska dilka Taliyihii qaybta 12aad ee Ciidanka qaranka.
Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan socdaalkaa la xidhiidha oo Xukuumaddu soo saartay, haddana siday Wargeyska Ogaal u sheegeen Read more »
December 9th, 2009 in Press | Comments Off
|

Lacagta foostada shidaalka ah u dulsaaran madaxweynaha iyo saamaynta baaxadda leh ee ay ku yeelatay nolosha iyo maciishadda bulshadda Somaliland
Lacagaha tooska ugu xerooda khasnadda madaxtooyadda waxa ka mid ah kuwa laga helo shidaalka, macdanta, dulsaarka dhoofka xoolaha, dekedda, kalluumaysiga, sirdoonka iyo amniga
“Waxa sannadkii Ina Rayaale sifo sharci darro ah xoolaha la dhoofiyo uga soo xerooto lacag gaadhaysa $2, 000,000, markaa lacagta u soo xerootay muddadii uu xilka hayey waxay noqonaysaa $14,000,000”
Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Read more » |
December 9th, 2009 in Press | Comments Off

Hon. Birgitta Ohlsson
_________________________________________________________

Senator Marco Perduca
Hargeysa(HWN) -Laba Mudane oo ka tirsan baarlamaanada dalalka Sweden iyo Talyaaniga, ayaa ka digay halista Somaliland soo waajihi karta, haddii aanay doorashada madaxtooyadu noqon mid xor iyo xalaal ah. Read more »
December 9th, 2009 in English | Comments Off
In the past two months, I have attended two meetings in London organised by UDUB, the ruling party of Somaliland, one in Shepherds Bush and the other in Woolwich. After this experience, I can confidently state that UDUB is in disarray. The organisers clearly lack both coordination and communication skills, as no more than 50 people were present at both meetings – despite the presence of more than 50,000 Somalilanders in Read more »
December 8th, 2009 in English | Comments Off

INTERNATIONAL CRISIS GROUP – NEW BRIEFING
Somaliland: A Way out of the Electoral Crisis
Nairobi/Brussels, 7 December 2009: The stalled electoral process has plunged Somaliland into a serious political crisis that presents yet another risk of destabilisation in the region. Read more »