Archive for February, 2010

Booliska Hargeysa oo si Arxan-darro ah U Garaacay, Xabsigana ugu Taxaabay Aan Gabadh Waxba Gaysan

http://somalilandinfo.com/files/images/somaliland__police.preview.jpg

“Waxaan ugu baaqayaa haween weynaha Somaliland iyo ururrada u dooda xuquuqul-insaanka inay saldhigga dhexe tagaan oo gabadhaas xidhan ee meherada shaaha ah haysatay wax loo qabto” “Waxa walaashay lagu eedaynayaa mucaarad ayaad tahay oo maalintii Axmed-Siilaanyo dalka ku soo noqday ee la soo dhaweynayey ayaad taageertay oo calankii KULMIYE ayaad meheraadada saartay” Read more »

CODKAAGA KU CIIL BAX (22) .XUSKA 20 FEBRUARY KACDOONKII DHAGAX-TUUR IYO UFFO By Ahmed Arwo

Waa dhacdo taariikhi ah oo kacdoon dadweyne la kowsaday hiilinta labadii uruur ee dareenka dadka ka dhashay kii hore oo ahaa UFFO, waxuu ahaa urur samafal ah oo ay isu-kaashadeen aqoonyahano iyo dhalin hoggaankoodu uu debedda ka soo laabtay, si ay aqoontooda iyo muruq iyo maalba ugu badhitaaraan dadkooda dayacan, een haysan dawlad daryeesha bal se loola dhaqmay si la-haystayaal ah. Waxay ku noqdeen dalkoodii ajaanib, kolka intaan u dhalanina noqdeen kuwa ku amar-ku-taagleeya. Ururka labaad waa SNM oo ka Read more »

Gud Siilaanyo Oo Xukuumada Ku Eedeeyay hadalada ka dhanka ah qaranimada Somaliland

http://www.golisnews.com/GolisAdmin/pictures/10878.jpg

“Wasiir kasta iyo qof kasta oo loo yeedhaa waxa uu ku gabbanayaa Madaxweynaha, waxaasina waa gar-darro garab og”

Md. Axmed-Siilaanyo

Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Rayaale inay beryahan dambe sii labanlaabtay tacadiyo iyo dhibaatooyin kala duwan oo ay ku waxyeellanayso nolosha iyo karaamada ummadda Somaliland.

Guddoomiyaha KULMIYE oo shalay shir-jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbiga ee magaalada Hargeysa, waxa uu si kulul u cambaareeyey tallaabada wasiirka caafimaadku shaqada kaga Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka hadlay eriga Dhakhaatiirta iyo Shir Saxaafadda laga horjoogsaday

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/Siilaanyo-MJ.jpg

Hargeysa (kulmiye.org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa cambaareeyay tallaabada uu Wasiirka Caafimaadku xilkii ay hayeen kaga eryay 11 Dhakhtar oo ka mid ah kuwa ugu caansan dalka, waxaanu sheegay in shaki ku gedaaman yahay Shir Saxaafadda loo diiday oo dhex maray Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah iyo Xukuumadda. Read more »

WAR-SAXAAFADEED: -XISBIGA KULMIYE EE DALKA AUSTRALIA

http://www.aboutus.org/Special/image/full/Logo-kulmiye-com.gifhttp://www.aboutus.org/Special/image/full/Logo-kulmiye-com.gifhttp://www.aboutus.org/Special/image/full/Logo-kulmiye-com.gif

http://cache.foxsaver.com/thumbnails/2008/01/11/351990202l.jpg

Shir waynihii labaad ee garabka xisbiga kulmiye ee dalka australia oo saddexdi bilodba mar la iskugu yimaado ayaa maanta oo bishu tahay 14th,feb,2010. la iskugu yimi xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaalada Sydney, waxaana ka so qaybgalay 63 xubnood oo isugu jira musuuliyiinta iyo taageerayaasha xisbiga ee  kala  degen magaalada sydney iyo hareereheeda iyadoo ay wakiilo iyaga metela soo dir sadeen xubnaha ku dhaqan gobolada fogfog ee aan iyagu soo gaadhi karin shirwaynaha saddex Read more »

Fadeexadaha Musuqmaasuq ee Hadheeyey Wasiirka Xoolaha

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/wasiirka-xananada-xoolaha.jpg

(Hargeysa Jam)- Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday in Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dr. Idiris Ibraahim Maxamed uu diiday inuu horyimaad guddigooda si wax looga waydiiyo fadeexado musuqmaasuq iyo madmadow hadheeyey shaqadiisa oo ku qotoma dhoofka xoolaha noola.Shir-jaraa’id oo xubnaha Guddiga Dhaqaalaha shalay ku qabteen xarunta Golaha Wakiillada waxay kaga dhawaaqeen in muddo ka badan saddex bilood ay u Read more »

Komishanka Doorashooyinka oo ka hadlay arrimaha diyaar-garowga Doorashooyinka dalka

http://4.bp.blogspot.com/_7Url22mkxrU/SuMr_e_JNoI/AAAAAAAADbc/2Vy_K1a_pmo/s400/komishin.jpg

Hargeysa (Kulmiye.Org)- Guddida Doorashada Somaliland ayaa maanta ka warbixiyay halkay u marayaan hawlaha diyaar-garowga Doorashadu.

Afhayeenka Guddidan Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in ay qaateen shaqaale cusub oo ilaa dhawr iyo toban qof. Read more »

Tacsida Marxuum Cabdiraxman Axmed Cumar (AHN)

http://hadhwanaagmedia.net/attached/u_1040d_2009-8-6-1-42-10f_drmohmaed.bmp

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KUMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa isagoo ku hadlaya magaciisa, ka xisbiga iyo ka qoykiisaba wuxuu tacsi u dirayaa Mujaahid Axmed Cumar Faarax “Jaray” oo inankiisii Cabdiraxiim Axmed Cumar uu shalay shil gaadhi ku geeriyooday isagoo jooga Abudabay. Read more »

DALJIRE Kanna Waa Kuma Xaaji By A. Geeljire

Abdillaahi Geeljire

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna  inta daaqsinta geela looga soo durki maayo. Ruuxay diiraddoodu haleesho daguugahay ka dhigaan dembina loo qabsanmaayo oo duqoodi Dhanxiirbaa digreetadaa u saxeexay ducana waabu u raacshay. Bartay doodda jilba iyo foodda ay is daraanna waa Danlaawoow mafrishkooda oo ay qadadii dabadeeda iyo duhurka ay ku kulmaan. Read more »

Shabakada Timacade Oo Nimco Muxmed Ibrahim U Magacowday Madaxa Arimaha Bulshada

Nimco Muxumed Ibrahim oo loo magacaabay inay noqoto Mad axa Barnaamijyada Arrimaha Bulshada ee
Timacade News Network TNN

Read more »