Archive for February, 2010

Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll

Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll

February 8th, 2010 Comments Off

press release

For further information contact:

Jo Barrett

t: +44 (0)7940 703911

prosgress logo by you.

For immediate release

Somaliland elections: Observers welcome progress towards setting date for poll

As part of the UK-based team coordinating election observers for the much-delayed presidential elections in the internationally unrecognised Republic of Somaliland, Progressio today welcomes recent progress made to resolve the Somaliland voter registration process – a key sticking point – and calls on all parties to push ahead and set a date for the poll. Read more »

Xuska Munasabasabdda sanad-guurada 37aad ee ka soo wareegtay Geeridii Abwaan Timacadde

Hargeysa (kulmiye.org)- Munaasibad lagu xusayay sannad-guuradii 37aad ee ka soo wareegtay Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacade, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Munaasibadaas waxa ka qaybgalay madaxda axsaabta Mucaaradka, aqoonyahano, abwaano, salaadiin iyo martisharaf kale.

Ugu horayn, Boobe Yuusuf Ducaale oo hadal ka jeediyay halkaas, waxa uu ku dheeraaday taariikhdii Cabdillaahi Suldaan Read more »

Gud. Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Common Wealthka

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/cabdicasiis-samaale.jpg

Waftigii Uu Hogaaminayo Gud. Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Shirka Common Wealthka Ee London Ka Socda.

Gud. Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland mudane C/casiis Maxamed Samaale iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si rasmiya loogu casuumay shirka wadamada Common Wealthka oo haatan si rasmiya uga socda magaalada London. Shrika waxaa ka qayb galay ilaa 40 dawladood oo dhamaantood xubno ka ah Common Wealthka. Read more »

YAA INA HABAARAY –DHAMMAAD

http://4.bp.blogspot.com/_yo-aq_NCjxQ/SkQAwAw1z2I/AAAAAAAAA_o/_OxBmajQt1s/S240/Ahmed.jpg

Waxaad moodaa in habaarki kacayba, kolka aad dhugato ood dhegaysato soo-dhoweyntii Hargeysi ku qaabishay Musharaxa Madaxweynaha Gud. Axmed Siilaanyo. Waxa muuqatay kalsoonida, qadarinta iyo rajada shacabi weynahu ku qabo hoggaanka Kulmiye. Waxa wadhi raacday UDUB iyo madaxdii dhowrka jeer ku celcelinaysay hadalo deelqaaf ah iyo ceeb qaran oon geedna loogu soo gaban, ilaa gaadhsanaa…Silaanyo waa inuu cafis weydiistaa…Dadweynahu wey marag fureen, waxayna Read more »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Hambliyeeyay Ciidanka Qaranka Somaliland

http://hiildan.files.wordpress.com/2009/03/399856951_c50de2d27e_o.jpg


Ciidaanka Qaranka Somaliland Oo Bila Darajo Ku Soo Gaadhay Sanadkii 16 aad Tamar darada Daahir Riyaale Awgeed.

Kulmiye.org:- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE  Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dad gaadhaya illa 950  qof oo isugu jiray Taageerayaasha KULMIYE, Ururada Bulshada, Hay´adaha Caalamiga ah qaarkood iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ah, maanta uga waramay socdaal muddo bil ah qaatay oo uu ku soo maray dalalka Maraykanka iyo Itoobiya iyo waxyaabaha ay ka wadahadleen madaxdii uu la kulmay iyo Read more »

Irresponsible Government officials Attack Donald Payne as “Enemy of Somaliland”

member photo

HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe)- The Secretary General of Somaliland’s ruling party, Jama Yassin Farah, said on Sunday the opposition KULMIYE party leader, Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo should not be welcomed because of his meeting with Congressman Donald Payne whom he described as “enemy of Somaliland”. Read more »

Mahad-naqa Xisbiga KULMIYE iyo baaq uu u jeediyay Xukuumadda Somaliland

http://www.waryatv.com/files/images/P06132008112623.jpg

Hargeysa (Kulmiye.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa Bulshada ku dhaqan Gobolka Maroodi-jeex uga mahad-naqay soo-dhawayntii Guddoomiyaha XIsbigaas ee shalay, waxaanay Xukuumadda ugu baaqeen inay u dhug-yeelato rabitaanka Bulshada. Read more »