March 22nd, 2010 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa hanjabaada maamul goboleedka Garoowe ka soo yeedhay dhawaan ee ku saabsanayd in weerar ay ku soo qaadi doonaan Somaliland ku tilmaamay in ciidamada qaranka Somaliland iyo shacbi waynuhuba ay isku raacsan yihiin difaaca dalka ugana digay maamulka Garoowe in xuduuda Somaliland iyo Somalia iyo guud ahaanba Read more »
March 20th, 2010 in Codka Muwaadinka | Comments Off

Cisman Hindi Ha La Yaabina Waxaa Uu Ahaan Jiray Gaashaamistee. Qofkii Aan Aqoon U Lahayn Ereyga ‘Gaashamiste’, Reer Hamarka Hargeisa Jooga Ha Waydiiyo
‘Ninka yidhi wax baan gani
anigoo gol iyo cayn jooga, garnaylkaan ridi ayaan gudub cad gudub u weydaarin, godka lagu cadaabyoow muxuu go,uhu been sheegay,’ Sayid Abdalle Hassan, hanjabada Cisman Ee Uu xildhibaan Nacnac kula dul kufay baan ka idhi taas. Read more »
March 20th, 2010 in Codka Muwaadinka | Comments Off
KU: AXMED MAXAMED SIILANYO
KU: XUSBIGA KULMIYE
KU: DADKA SOMALILAND
KA RAALI GALI
WAXAAN KA RAALI GALINAYAA DADKA SOMALILAND EE SHARAFTA LEH, XUSBIGA KULMIYE IYO HALYAYGA WAYN EE SHARAFTA LEH EE AXMED MOXAMAD SIILANYO, HADALADA KA SOO YEEDHAY NIN AANU HABRO-WADAG NAHAY EE LA YIDHAA CALI MAXAMED YUSUF (CALI GURAY) OO LAGU SHEEGO INUU YAHAY AF-HAYEENKA XUSBI ISKU SHEEGA UDUB. Read more »
March 20th, 2010 in Codka Muwaadinka | Comments Off
Cali Guray Wuxuu Yidhi Kulmiye Gaboose Ayaan Uga Baxay, Hadana Wuxuu Yidhi Jug-soo Dhacay- Hargeysa Aniga Ayuu Magan Iigu Yahay
Waad Salaamantiin Shacabka Somaliland Iyo Saxafada gaar ahaan Webekadaha Wararka iyo Aragtiha Naga Gudbiya.
Dhacdo waliba taariikh leh maalin waliba sumad iyo sowrac gaara leh, Qofkastana kartidiisa iyo aqoontiisa Raganimadiisa iyo xilkasnimadiisa leh.
Waxay Ahayd daraad markii Nin Loo han waynaa oo shacabka somaliland u haysteen in uu intaa dhaamo hadal aan milgo iyo nin-nimo waxgarad-nimo Somaliland-nimo SNM- nimo Read more »
March 20th, 2010 in Kulmiye_party | Comments Off

Hargeysa (Kulmiye.org)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay guddi musdambeedka oo miisaan culus laguna sii xoojinayo hoggaanka xisbiga, gudidaas oo u xilsaaran taakulaynta iyo dabagalka hawlaha la xidhiidha ololaha doorashadda madaxtooyadda ee inagu soo fool leh. Read more »
March 20th, 2010 in Press | Comments Off
“Dowladiina u sheega in si degdega loogu dhawaaqo xilliga doorashada oo la cayimo maalinta la qabanayo”
Wasiirka Khaarajiga Ingiriiska David Malabank
London (Jam)- Dawladda Ingiriiska, ayaa walaac badan ka muujisay dib u dhaca weyn ee ku yimid geedi socodka doorashooyinka Somaliland oo dhawr jeer wakhtigii loogu tallo galay dib uga dhacay. Read more »
March 19th, 2010 in Codka Muwaadinka | Comments Off

Gudoomiyaha xisbiga Udub u qaabilsan guulwadaynta iyo sheeko baralayda mr Cismaan Sirilanki, Ops Cismaan Hindi, ayaa baryahan dambe shaqadiisii ka dhamaan wayday inuu hadba Daahir Riyaale u saaro barnaamijka loo kiraystay ee ah aflagaadada mujaahidiinta iyo raggii dalka soo xoreeyay ee afkaagu yaanu ku ciilin. Read more »
March 19th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Boorama (Kulmiye.org)- Duqayda iyo waxgaradka beesha Bahabarceli [Samaroon] ee ku dhaqan degmooyinka Boorama iyo Saylac iyo degaannada hoosyimaad, ayaa ku dhawaaqay inay beeshoodu taageero buuxda u hayso xisbiga KULMIYE, wax arrintaas iska beddelayna aanay jirin. Read more »
March 18th, 2010 in English | Comments Off

For the second year running, US State Department strongly berated Somaliland government on human rights violations. It is lamentable rather than improving the malaise highlighted in the similar report in 2008, Riyale administration took the opposite path. It was incumbent on President Riyale to remedy the ills depicted in the report and lead the country back to the rule of law. He took the other extreme, adding salt to worsening contusion. To refresh your remembrance click the link here under for 2008 report Read more »
March 18th, 2010 in Codka Muwaadinka | Comments Off
It was a sunny morning; I went to Crown Hotel in the west side of Hargeisa. I had, in that place, an appointment with Ali Gulaid (may Allah bless him).
It was now fifteen minutes before the appointment time. I sat in one of the huts in the hotel and asked a waiter walking there in my sight to get a cup of lipton tea and a small bottle of water for me. As I was sitting for a while, I saw a well-dressed, tall and slim man with a cow-boy-like hat, a black paper file and an eye glass. He was now stepping towards me. Because, he did not see me before, I stood up with an open face and a smiling to show him that I am the one with whom he had the appointment. Read more » |