Archive for March, 2010

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Barlamanka Md C/casiis M Samaale Iyo Socdaalkiisii Ingriiska..

http://www.allaybaday.com/photogallery/cabdicasiis_samaale.jpg

Hargeysa (Jam)-Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee golaha wakiillada Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa sheegay in guddoomiyaha baarlamaanka Ingiriisku u caddeeyey in dib-u-dhacyada joogtada ah ee ku yimi doorashooyinku dhaawac weyn u gaysteen sumcaddii Somaliland, isla markaana hadday sidaa ku sii socdaan ay dhib weyn soo gaadhi doonto dalka. Read more »

DALJIRE , Barquu Kacay By Abdillahi Geeljire

http://www.somaliland.org/images/b/ageljireh.jpg

Dubbe iyo Doolaal  duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha.  Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna  inta daaqsinta geela looga soo durki maayo. Ruuxay diiraddoodu haleesho daguugahay ka dhigaan dembina loo qabsanmaayo oo duqoodi Dhanxiirbaa digreetadaa u saxeexay ducana waabu u raacshay. Bartay doodda jilba iyo foodda ay is daraanna waa Danlaawoow mafrishkooda oo ay qadadii dabadeeda iyo duhurka ay ku kulmaan. Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka hadlay khasaare ka dhashay Roobab da’ay, baaqna u jeediyay Xukuumadda

http://saylac.com/blog/wp-content/uploads/2009/05/silaanyo2.jpg

Hargeysa (kulmiye.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Xukuumadda ugu baaqay inay qorshe ka yeelato khasaarooyin kala duwan oo ay keeneen Roobab ka da’ay deegaano Somaliland ka tirsan.

Guddoomiyaha ayaa Warsaxaafadeed uu maanta ka soo saaray magaalada Hargeysa waxa uu kaga hadlay khasaare ay keeneen Roobab ka da’ay deegaano ka tirsan deegaannada Somaliland qaarkood. Read more »

Roobab khasaare geystay oo ka da’ay deegaamo ka tirsan Gobolka Gabiley

http://www.emergency-management.net/pic/Flood98.jpgHargeysa (Somaliland.Org)- Roobab xooggan oo shalay galab ilaa xalay fiidkii ka da’ay magaalo xuduudeedda Tog-Wajaale, ayaa keenay khasaare ilaa hadda inta la hubo u badan mood, isla markaana qaaday Gaadiid tiradoodu gaadhayso 5 Baabuur.

Siday sheegayaan Wararka naga soo gaadhay magaalada Tog-Wajaale ee xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, roob xooggan oo shalay abbaaro 5:00 galabnimo ka bilaabmay magaaladaas, isla markaana qaaday ilaa 6:30 fiidnimo ee xalay, ayaa keenay Read more »