Archive for April, 2010

BARNAAMAJKA KULMIYE IYO ASTAANTA KULMIYE CODKAAGA KU CIIL BAX Q 24, By Ahmed Arwo

http://somalilandinfo.com/files/images/Aharwo1.jpg

Hor iyo horaan aan hanbalyo iyo bogaadin u gudbiyo Komishanka Doorashooyinka ee soo afjaray caqabadihii horjoogay doorashada una noqday marmarsiiyo doorasho diidka Soomaliland. Haddaba waxaan leeyahay waxaad muujiseen daacadnimo, hawlkarnimo iyo geesinimo aydaan xilkiina uga baqan darafyada ku loolamaaya hogganka dalka, eegayna danta qaranka iyo badbaadada ummadda. Waa xil idiin gaara ilaa imikana waxaad Read more »

Md Muuse Biixi oo Caddeeyey, Haddii KULMIYE ku Guulaysto Talada Dalka

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/muse-biixi.jpg

‘Waxanu ku Hawlgalaynaa Waqtiga Komishanku Gooyey oo ah ugu Dambeyn 30-ka June inay Doorashadu Dhacdo wixii ka Dambeeyana Iskuma ogin, mana oggolin, wixii’

Hargeysa (Jam)- Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad ee xisbiga mucaaradka ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hanjabay in xisbi ahaan aanay sinaba u aqbalay in doorashada madaxtooyadu dhaafto bisha 30 June ee sannadkan 2010, isaga oo xusay wixii ka dambeeya maalintaas aanay Read more »

Eng Cabdiraxman Saylici Oo Kormeer Ku Soo Maray Gobolada Salal Iyo Awdal

http://www.qodal.com/images/saylici1.jpg Saylac (Kulmiye.org) Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo murashaxa jagada madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga Kulmiye C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta kormeer xog-ogaal u noqoshada xaalada gobolka ku soo maray degmooyinka Xariirad, Boon, Ceel Baxay iyo gargarooray oo ka tirsan gobolka Salal. Read more »

Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhadhka Cod-bixinta

http://hadhwanaagmedia.net/attached/u_12229d_2010-4-29-11-59-3f_KXC.JPG Hargeysa (Kulmiye.org) Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Md Keyse Xasan Cige ayaa guud ahaanba shacabka reer Somaliland ugu baaqay in ay xooga saaraan sidii ay u qaadan lahaayeen Kaadhadhka codbixinta ee lagu gelayo doorashada madaxtooyada. Read more »

Md Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Loo Magacaabay Kaaliyaha Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga

(Kulmiye.org) Iyadoo hadda ay si toosa u cadeyeen komiishanka qaranka ee doorashoyinku in doorashadi dhacayso haddii alle idmo bisha June, ayaa waxaa socda qaban qaabada Xisbi kasta ugu suxul duubanyahay siduu u heli lahaa codadka ugu badan. Taasi waxay keentay in xisbi kasta gudihiisa is dhiso oo magacaabo xilalkii doorashada, haddaba Xisbiga Kulmiye oo hore u magacaabay garabyadii u qaabilsana ololaha doorashoyinka gobolada Galbeedka iyo Bariga ku waas oo kala ah Baase Cabdi Gaboobe oo ah Read more »

Xeerka Anshaxa Mafrishka. By A .GeelJire

http://radiosomaliland.com/media/4/20080213-cabdilaahi_geeljire.JPG

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna inta daaqsinta geela looga soo durki maayo. Ruuxay Read more »

Komishanka Oo Sheegay Inay Hawshii Serverku Dhantahay Doorashaduna Aaanay Wakhtigeedii Ku Dhacayso


http://www.aftahan.com/wp-content/uploads/2010/02/AFhayeenka.jpg

Hargeysa (Kulmiye.org) Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta ku dhawaaqay Liiska natiijada codbixiyeyaasha Doorashada Madaxtooyada ee ka soo baxday xogtii lagu keydiiyay Server-ka.

Afhayeenka komishanka Doorashooyinka Maxamed Xirsi ayaa sheegay in doorashada lagu geli doono xogta uu ilaa hada keydiyay Servarku taas oo buu yidhi laga saaray ku dhawaad 70,000 oo caruur ah iyo kuwo si khaldan isu diwaangeliyay. Read more »

Announcement:Kulmiye’s platform and vision for Somaliland

http://lughaya.com/lug/wp-content/uploads/2008/08/siilaanyo-iyo-saylici.GIF

You are cordially invited to participate in a conference call on Sunday, May 2, 2010 at 2
pm (Washington DC time). You will hear from the Kulmiye leadership and the Kulmiye
candidates for President of Somaliland. The conference will highlight Kulmiye’s  Read more »

WAR-SAXAAFADEED : XISBIGA KULMIYE OO MAGACAABAY GUDDIGA OLOLAHA DOORASHADA EE QURBOJOOGGA

kulmiye-flag Osmana Sahardiid Adaani (Xidhiidhiyaha Qurbajooga Kulmiye)

Iyadoo la tixgalinayo ahmiyadda dheeraadka ah ee ay leedahay doorashada madaxtooyadu, lana midaynayo waxqabadka xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee qurbaha.  Waxa aynu ka war haynaa in doorashoyinki Madaxweynaha iyo K/xigeenka ee Somaliland, sida la filayo, inagu soo fool leeyihin dhowaan, haddi eebe idmo.  Sida aynu ogsonahay xisbiga Kulmiye waxa uu aad ugu faanaa taagerada laxaadka leh ee uu ka haysto shacabka Somaliland, haday noqoto dalka gudahisa iyo dibadiisaba.  Sida aynu la wada Read more »

“Tani doorasho qudha maahee waa badbaado Qaran in uu isbadel yimaado”

http://www.somalilandtimes.net/sl/2009/376/k_logo.jpg

Sydney (Kulmiye.Org)- Masuuliyinta sarsare ec xisbiga kulmiye ee Australia ayaa isugu yimi shiray ku qabsadeen xaruntooda dhaxe Sydney, Australia.

Shirkaas oo ay isugu yimaideen golaha fulintu waxaay kawada hadlen dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin; Read more »