April 27th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ee uu ka dhacay shilkii Cali Maarshaal ku geeriyooday oo ururka Somaliland Forum dib-u-dhis ku samayn doono
“Markii Cali Maarshaal dhintay waxaan go’aansaday in aan siyaasadda …”
Guddoomiye-xigeenka 2-aad ee KULMIYE
London (Jam)- Xaflad ballaadhan oo dhidibada loogu taagay urur samafal ah oo loogu magac-daray Allaah ha u naxariistee marxuum Cali Xaaji Muxumed Guuleed (Maarshaal) oo dabayaaqadii sannadkii dhammaaday ku geeriyooday shil baabuur, ayaa Axaddii toddobaadkan lagu qabtay galbeedka magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska.
Kullankan oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxa ka qaybgalay dad fara badan oo reer Somaliland oo ka kale isugu jira aqoonyahano, siyaasiyiin, masuuliyiinta Jaalliyada, dhalliyaro iyo haween, kuwaasi oo isaga kala Read more »
April 27th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga KULMIYE ayaa maanta Gaadhi ku wareejiyay Jaamacadda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.
Munaasibaddii guddoonsiinta Gaadhigan ee Jaamacadda oo maanta lagu qabtay Xarunta dhexe ee Xisbigaas ee magaalada Hargeysa, ayaa wax aka qayb galay masuuliyin kala duwan oo ka kala socday Jaamacadda Burco iyo Read more »
April 27th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
(HNWLondon)Xoghayaha arrimaha dibadda ee Xisbiga Kulmiye Dr. Maxamed Abdillaahi Cumar ayaa waraysi xiiso badan siiyay shabakadda Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews, waraysigan oo aanu kaga qaanay magaalada London ee carriga Ingriiska wuxuu ahaa mid aanu ku waydiinay arrimo ay kamid yihiin, doorashada madaxtooyada, aragtida bulshada caalamka ee ku wajahan Somaliland, siday dunida u aragto maamulka Read more »
April 25th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Roobab laxaad leh ayaa khasaare balaadhan u geystay guud ahaan Gobolada dalka ee ay ka da’een qaarkood, roobabkaas ayaa kii ugu ballaadhnaa uu u geystay khasaare Magaalada Hargeysa , sida illa hada aanu wararka ku helaynana waxaa dhintay ilaa tiro dad ah oo lix qof gaadhaya, Dooxada Goblay ee Xaabaalena Gawaadhi ayuu qaaday sida aanu illa hada wararka ku Read more »
April 23rd, 2010 in Kulmiye_party | Comments Off
April 22nd, 2010 in Kulmiye_party | Comments Off

Xisbiga KULMIYE ayaa maanta ku soo bandhigay Magaalada Hargeysa Barnaamujkiisa Siyaasadeed ee uu ugu tala galay inuu dalka ku hogaamiyo marka uu ku guuleysto doorashada madaxtooyada ee dhawaan la filayo inay dalka ka dhacdo hadii ILLAHAY yidhaa. Read more »
April 21st, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Siyaasiyiintii ugu Miisaanka Cuslaa, Uguna Tirada Badnaa ee UDUB oo Ku Soo Biiray Xisbiga KULMIYE
Farxaddii KULMIYE, Cududdii Isbeddel-doonka UDUB, Jabkii UDUB iyo Hayaanka Geeddiga loo Ballamay
“Inta jecel in horumarka, qaranimada iyo mustaqbalka Somaliland waxay u tahay ferxad, waxaanay dhabar-jab iyo naxdin ku tahay inta inta gowskooda ka talisa ee aan garaad badan lahayn”
Muuse Biixi Cabdi Read more »
April 21st, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Md C/Laahi Xuseen Iimaan (Cabdillahi Direewal) Oo Rayaale Ku Eedeeyey Inuu Carqaladaynayo Doorashada Madaxtooyada
“Ninkani Doorasho Haabka Kuma Hayo, Shan Sano Ayaa La Doortay Todoba Sano Ayaanu Fadhiyey, Imikana Waxaan Hubaa Inuu Carqaladaynayo, Aniga Dadku Wuu I Yaqaanaa,Markay Qayladaydii Socon Weydayna Waan Ka Soo Booday” Mujaahid Read more »
April 20th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Hargeysa (Kulmiye.org)-Xisbiga KULMIYE Oo Xaflad BalaadhanHargeysa(Kulmiye.org)- Xisbiga KULMIYE ayaa maanta xaflad balaadhan oo ay ku soo dhawaynayeen garabka isbedel doonka xisbiga UDUB ku qabtay Huteelka KAAH ee Bariga Hargeysa.
Siyaasiyiinta ku soo biiray xisbiga KULMIYE waxa Hoggaaminayay Wasiirkii hore ee Caafimaadka iyo shaqada Md. Cabdilaahi Xuseen Iimaan (Darawal) iyo Guddoomiyaha Garabka Isbedel doonka UDUB Md, Axmed Sandoon Xasan waxaaba xubno ka mid ahaa 8 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Read more »
April 19th, 2010 in Press | Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa meel sare ka galay liiska mushaharaadka ay qaataan Madaxweynayaasha dalalka dunida, kuwooda ugu magaca iyo maalka badan.
Madaxweyne Rayaale oo hoggaamiya dal curdin ah oo aan weli aqoonsi ka helin beesha caalamka, islamarkaana aan lahayn dhaqaale lugo adag ku Read more »