May 31st, 2010 in Codka Muwaadinka, Elections, Kulmiye_party | Comments Off
OPINION

Ahmed Arwo
Waxa ayaamahan dhegaha iyo indhaha Soomaliland buuxiyey wararka tilmaamaaya sida looga hayaamay xisbi-xaakimka oo u muuqda mid ku fashilay hoggaankii uu muddada dheer hayey. Waxa ayaan darro ah in kolka hawlwadeenadii xisbigu ay irridaha boobeen in Wasiiro aan la dooran meelna aan ka soo gelin nidaamka dalka u yaal inay xisbi sheegtaan ay yihiin kuwa sidii Cali geeli ba’ay baroorta iyo boodhka isku daray, fadhi iyo jog Read more »
May 31st, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Burco (KULMIYE.ORG) taagerayaal Tiro badan oo ay ku jireen masuuliyintii u cuslayd xisbiga UDUB ee gobolka Togdheer, taageryaashan ku soo biiray xisbiga Kulmiye ayaa ka soo digo rogtay xisbiga talada haya ee UDUB, waxaana taagerayaasha saaka hogaaminyey Xoghayihii Guud ee xisbiga UDUB ee Gobolka Togdheer, Read more »
May 31st, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (Kulmiye.org) Guddoomiyaha xisbiga siyaasiga ah ee Kulmiye Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta markii ugu horaysay ka hadlay warar sheegaya in uu xisbigoodu hanjabaado u diray shaqaale Read more »
May 31st, 2010 in Codka Muwaadinka, Kulmiye_party | Comments Off
Opinon
Since Somaliland declared its independence the executive branch has traditionally been the most powerful institution of governance. If this country to prosper and become recognised state this tendency of Read more »
May 31st, 2010 in Codka Muwaadinka, Kulmiye_party | Comments Off
OPINION
Ibrahim Mead
Political analyst
Ottawa, Canada
May 29, 2010
It is not time for Retribution; it is time for Reflection and salvation of the Mother
You can not beat some one with nothing! You have nothing but corruption and cabalism. You don’t have people to vote for you Mr.Riyaale and pack! You know that Read more »
May 30th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Boorame-(KULMIYE.ORG)-Xaflad lagu qabtay Hotel Rays ee magaalada Borama, ayaa waxaa soo agaasimay, garabka haweenka isbadalka doonka, ee xisbiga Kulmiye, waxa ayna ugu tala galeen, inay ku soo dhaweeyaan, garabka Haweenka isbadal doonka Beelwaynta Habarcafaan. Read more »
May 30th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Xisbiga KULMIYE ayaa xafiis ka furtay guri ku yaalla xaafadda Lixle ee degmada Ibraahim Kood-buur oo ay ugu deeqday muwaadinad magaceeda la yidhaa Canab X. Cali Guhaad. Read more »
May 30th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Munaasibaddan soo dhawaynta ahayd ee lagu qaabbilay Beesha Birmaal oo ka mid beelaha sheegta in ala haybsooco , ayaa waxa ka soo qaybgalay Guddoomiyaha KULMIYE, ahna musharraxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaas Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Read more »
May 29th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Hargeysa( Kulmiye.org)Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta daboolka ka qaaday xiliga uu furmayo olalaha doorashada Madaxtooyada oo socon doona muddo sadex Todobaad ah. Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Md.Maxamed Axmed Xirsi (Geelle) Read more »