Xisbiga Kumiye Oo Shacbiga Somaliland U Hambalyeeyay
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-2010-Xisbiga KULMIY, ayaa shaaciyey inay aqbali doonaan natiijada ka soobaxda codbixintii doorashada madaxtyooyadda Somaliland ee sabtiudii dalka ka dhacday. Read more »
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-2010-Xisbiga KULMIY, ayaa shaaciyey inay aqbali doonaan natiijada ka soobaxda codbixintii doorashada madaxtyooyadda Somaliland ee sabtiudii dalka ka dhacday. Read more »
Dhamaan hawlwadneeda xisbiga Kulmiye u qaabilsan warbaahinta dibadda gaar ahaan Kulmiye.org waxay hambaliyo aan xad lahayn u soo dirayaan guusha shacabka reer Somaliland ay ka soo hooyeen ka qayb qaadashadii maalintii doorashada madaxtooyada jamhuuriyadda
Maxamud Caydiid Lafcanbe
Somaliland ee ahayd 26kii June oo ahayd malintii 50 sannadood ka hor aynu xornimada ka qaadanay mustacmaraddii dalka Ingriiska. Read more »
London (Kulmiye.org) Waxa kaqabsoomay Jamuuriyada Dummuqraadiga ee Somaliland maalintii Sabtida ahayd ee 26/06/2010kii doorashada Madaxtooyada Somaliland cidii hogaamin lahayd shanta sano ee soo socota hadal haynteeda wax ka qoray Read more »
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Shir jara’id oo markii ugu horaysay ay qabteen saraakiisha sarsare ee xisbiga Kulmiye ee gobolka Awdal ayaa waxa ay kaga warameen inay maalmihii doorashada jireen cadaadis, cagajuglayn iyo xabsi galin ka dhan ah saraakiisha sarsare ee Kulmiye ee ku sugan gobolka Awdal, hadaladan ayaa waxa ay ka soo yeedheen Axmed Xadi Sidci oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee gobolka Awdal ee xisbiga Kulmiye oo ka marag kacay in isaga laf ahaantiisa loo gaytsy Cagajuglayn uu xusay in looga dan lahaa sidii saraakiisha firfircoon ee xisbiga kulmiye ee Gobolka Awdal loo curyaamin lahaa kadin markii uu dhaqdhaqaaqoodu u cuntami waayay xisbiga Udub masuuliyiintiisa. Read more »
SIRAG would like to congratulate the Voters of Somaliland for campaigning peacefully for this Historical Election for Change taking place tomorrow on 26th of June in Somaliland. Read more »
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)–Guddoomiyaha Warfaafinta iyo Wacyigelinta Xisbiga KULMIYE Maxamed Cilmi Aadn (Ilkacase), ayaa xukuumadda Somaliland ka dalbaday inay xoriyadooda u soo celiso shakhsiyaad ka tirsan xisbiga iyo Masuul ka mid hawlwadeenadii Komishanka oo ciidammada boolisku xabsiga u taxaabeen maalintii ay doorashadu socotay, isagoo ku gudo-jira shaqada. Read more »

Autonomous state of Somaliland held its presidential elections with thousands of people coming out to vote despite threats from Islamist rebels, al-Shabab. Many voters saw the election as a fresh opportunity to demonstrate their aspiring but unrecognised state’s democratic credentials. Read more »

(AFP) – 2 hours ago
HARGEYSA, Somaliland — Observers said Monday the weekend presidential poll in the breakaway Somali republic of Somaliland was largely free and fair and turnout high despite threats from Islamists. Read more »

Ahmed Kheyre
June 28, 2010
On the 50th anniversary of Somaliland´s independence from the United Kingdom on the 26th of June, 1960, The Republic of Somaliland has held its second directly elected Presidential contest since reclaiming sovereignty in Read more »
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Goob-joogayaasha Caalamiga ah ee kormeerayaasha ka ahaa sidii ay u dhacday doorashadii Madaxtooyadda Somaliland ee Sabtidii dalka ka qabsoontay, ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen hudheelka Maansoor, waxay si sheegeen qaabkii doorashadu u dhacday oo ay ku sifeeyeen mid xor iyo xallaal ahayd. Read more »