June 27th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta hambalyo u diray dhamaan Shacabka iyo Jamhuuriyada Jabuuti oo maanta oo ay taariikhdu tahay June 27, 2010, oo ku beegan Sanadguurada 33-aad ee ka soo wareegtay Markii ay qaadatay Xarnimadeeda. Read more »
June 26th, 2010 in Elections, English, Kulmiye_party, Press | Comments Off
HARGEISA, Somaliland— Voters in Somaliland queued for hours and thronged polling stations Saturday for the second presidential election held in the self-declared republic, in a peaceful exercise in governance not seen for decades in the country’s anarchic south. Read more »
June 26th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off

Hargeysa-(Kulmiye.org) Wararka illa aanu ka helay xarunta guud ee xisbiga ayaa sheegay in ay soo xidhmeen goobihii codbixinta ee dalka oo dhan illa Read more »
June 26th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Saaka Codkiisa Dhiibtay iyo Dareenkii uu Bixiyey Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa saaka codkiisa ka dhiibtay Xarunta Guriga Shaqaalaha magaalada Hargeysa ee ay inta badan ka codeeyaan hoggaamiyayaasha xisbiyadu. Read more »
June 26th, 2010 in Elections, English, Kulmiye_party | Comments Off
Page last updated at 11:55 GMT, Saturday, 26 June 2010 12:55 UK
There has been a strong turnout for the presidential election in Somaliland, in spite of threats by Islamist militants. Read more »
June 26th, 2010 in Elections, Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (Kulmiye.Org) Waxa saaka todobadii subaxnimo ka bilaabatay dhamaan gobolada Somaliland doroashada Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Somaliland. Saaka subaxnimadi markay saacadu ahayd todobadii ayaa caasimada Read more »
June 25th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah KULMIYE ahna Musharaxa Jagada Madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka Reer Somaliland uggu baaqay inay si nabadgelyo ah uga qaybqaataan hawsha codaynta doorashada madaxtooyadda ee maalinta berito ah looga dareerayo guud ahaan gobollada Somaliland. Read more »
June 25th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Iyadoo habeen hore laba wasiir oo ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Rayaale iska casileen xilalkii ay hayeen, ayaa waxaa iyaguna iscasilaadooda ku dhawaaqay laba masuul oo kale oo ka tirsan xukuumada Somaliland iyo Xisbigeeda UDUB. Read more »
June 25th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Labada xildhibaan Cali Aareeye iyo Cabdikariin Aw Cali Shabeel oo labadooduba ka tirsan mudanayaasha xisbiga talada haya ee UDUB kaga jira Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay inay gebi ahaanba ka baxeen xisbigaasi, isla markaana taageerayaan xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE. Read more »
June 24th, 2010 in Codka Muwaadinka, Elections, Kulmiye_party | Comments Off

Ahmed Arwo
Waxay ahayd shan sano iyo dheeraad kolkii taxanaha CODKAAGU YAANU CADOW KUGU NOQON aan bilaabay. Waxay ahyd digniin muhiim ah oo ay ahayd in la hubsado si loo helo barlamaan tayo ah oo meel mariya masiirka ummadda, la xisaabtama xukuumadda. Waxa dhacday in reero loo soo xulay Read more »