Boorama: Xoghayihii Xisbiga UDUB ee Gobola Awdal Oo Is Casilay
Boorame-Xoghayihii UDUB ee Gobolka Awdal, waxa uu sidaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu galabta ku qabtay magaalo-madaxda Gobolka Awdal ee Boorama. Read more »
Boorame-Xoghayihii UDUB ee Gobolka Awdal, waxa uu sidaa ku sheegay shir jaraa’id oo uu galabta ku qabtay magaalo-madaxda Gobolka Awdal ee Boorama. Read more »
The coming election will be viewed with much interest and anticipation and it will determine whether true democracy will finally take hold in Somaliland or a Read more »

Md Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) Gudmiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Murashaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga
TAARIIKHDII WAXBRASHO:
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE islamarkaasna ah musharaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo wuxuu ku dhashay tuulada Dheryalay oo ka tiran degmada Ballidhiig ee gobolka Togdheer. Waxbarashadiisii hoose wuxuu ku Read more »
Burco(iftinnews)23/06/2010 “KURSI ISKU-DHEJINBAA DAL BURBURISA…DAWLAD XUMAA UMMAD BAA’BIISAADULMI WAXA UGU CULUS KA QARAN DHAN LAGA GALO..WAANA KOLKA QALAD LAGU DAAFCO XAAKIM CADAALAD DIID AH…GEESIGU MA AHA NINKA QORIGA Read more »
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Xukuumadda Madaxweyne Rayaale, ayaa caawa ku dhawaaqay inay iska casileen xilalkii wasiirnimmo ee ay u hayeen xukuumadda. Read more »

W/q:Eng Mohamed Ali Muse
Marka hore waxaan salaan kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan shacabaka xariirta ah ee Somaliland , ee karaamada,sharafta iyo qadarinataba mudan,meel kast oo ay joogaanba.
Mahadda dhammaanteed waxaa iska leh Allaha weyn subxaanahu Read more »
KULMIYE.ORG- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] ahna musharaxa madexweynaha ee xisbigaas uga qaybgalaya doorashada madextooyada, ayaa shalay booqashooyin ku tagay degmooyin Sabo-wanaag, Sallaxley iyo Caddaaley oo dhammaantooda hoos yimaada Gobolka Maroodi-jeex. Read more »
CODKAAGA KU CIIL BAX QORMADII (35)

Ahmed Arwo
Mahad Allaa leh, ILaaha i nabad geeyey dalkii aan muddada dheer ka maqnaa, dal ruuxaygu joogay oo aanan saacadna ka fikir la’aan, dad qalbigeygu la joogay. Waxaan ahaa qof ruux iyo jidhku kala maqanaa. Waxaan noqday qof dhan oo taabtay nolasha dhabta ah ee dadkeyga. Wax cusub ma arag oo dharaar iyo habeenba waan la socday dhib iyo dheef, barwaaqo iyo abaar omas ah, waan la qaybsanaayey dhacdooyinka farxad iyo murugu isagu jira. Intaan Read more »
Boorame-(KULMIYE.ORG)-Taageerayaasha xisbiga mucaaradka ee Kulmiye ayaa isku soo baxoodii ugu dambeeyay maalmaha ololaha doorashada Somaliland maanta ka sameeyay guud ahaan gobolada Somaliland, iyadoo kuwa magaaladaan Boorama ay maanta ka duwanaayeen maalmihii kana tira badnaayeen isku soo baxyadii hore. Read more »
Berbera-(KULMIYE.ORG)-Olalaha doorashada Madaxtooyadda, ayaa maanta ugu buuxsantay xisbiga KULMIYE maalintiisii ugu dambaysay guud ahaanba gobollada Somaliland, waxaana saaka subaxii hore isugu soo baxay xafiiska dhexe ee uu ku leeyahay xisbiga KULMIYE magaalada Berbera taageerayaashii ugu tirada badnaa ee xisbiga KULMIYE u soo baxa abid la arko. Read more »