July 31st, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (KULMIYE.ORG)-Guddi Hoosaadka Saaxiibada Somaliland oo Hambalyeeya Madaxweyne Siilaanyo
London (Jam)-Guddi Hoosaadka Saaxiibada Somaliland ee Ingiriiska oo Hambalyo u direy madaxweynaha Cusub ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxauud Siilaanyo. Haddaba Garyaqaan Sare oo caalami ah oo magaca guddida ku hadlaya Mr.Jeremy Carvey CBE, ayaa Read more »
July 30th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Qalinkii Maxamed Baashe X Xasan
mohamedbashe@hotmail.com
Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu magacaabay wasiirro tayo leh. Waxa muuqata inuu madaxweynuhu aqoon uga xishay wax kasta oo kaleba: Annagaa badnaan jirney “laandheere ahayn” oo jagooyin lama taabtaan ah lahaan jirney waxa hafiyey aqoon iyo diyaar ahaansho. Waa halkii Cali Read more »
July 29th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Madaxweyne Axmed M. Maxamuud
Hargeysa(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirada xukuumaddiisa, Madaxweynaha oo xubnaha wasiiradiisa ka dhigay 26 isugu jira wasiiro iyo wasiir ku-xigeeno, kuwaas oo sida uu tilmaamay uu ku xushay aqoon iyo karti, sidaa waxa uu ku sheegay shir-jaraa’id oo uu maanta ku qabtay qasriga madaxtoyada. Read more »
July 29th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Xubno iskugu jira Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Waxagarad iyo Odoyaal oo ka tirsan Beesha Gobolka Saaxil ayaa si wayn u taageertay Golaha Wasiirada ee uu soo dhisay Madaxweynaha la doortay ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Read more »
July 29th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray laba xeer oo uu ku kala magacaabay labadan masuul ee hoos ku xusan, kuwaasi oo kala qaban doona Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada iyo Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland. Read more »
July 28th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa goordhawayd si rasmi ah ugu dhawaaqay wasiiradda cusub ee xukuumaddiisu ka koobnaan doonto. Read more »
July 27th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargaysa(KULMIYE.ORG):- Waxa maanta si rasmi ah loo xilkii ula wareegay isla markaana loo dhaariyey Madaxweynaha cusub ee Somaliland loo soo doortay iyo ku xigeenkiisa Md Axmed Maxamed Silaanyo iyo Cabdiraxmaan Ismaciil [Saylici]. Read more »
July 27th, 2010 in English, Kulmiye_party, Press | Comments Off

Somaliland has peacefully inaugurated its 4th President, and the second directly elected President since the restoration of sovereignty in 1991.
After a free and fair election on the 26th of June, 50 years after Somaliland independence from the United Kingdom, Somaliland has once again Read more »
July 26th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeisa (KULMIYE.ORG/Jam)- Wefti ballaadhan oo dawladda dalka Jabuuti u soo dirsatay ka qaybgalka munaasibadda dhaarinta iyo xil-wareejinta labada Madaxweyne ee talada dalka la kala wareegaya Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Daahir Rayaale Kaahin, ayaa shalay galab ka soo degay gegida diyaaradaha magaalada Hargeysa, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyey. Read more »
July 24th, 2010 in Elections, Kulmiye_party | Comments Off
by Ahmed Arwo
Saacado ayaa ka hadhay intii hoggaanka cusubi xilka dalka la wareegaayey, sidoo kale ayey isla waqtigaasi ka hadhsan yahay inta xukuumadda cusub lagu dhawaaqaayo. Waxa bulshada hor iman doonta xukuumaddii la sugaayey oo kooban, tayo leh oo qancisa dadweynaha Somaliland ee u jeelay Read more »