Archive for July, 2010

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Faahfaahin ka Bixiyey siyaadadda xukuumadda ee arrimaha horumarinta dhaqaalaha


Hargeysa (Reuters)- Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa tan iyo markii uu ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26-kii June markii u horreysay tafaasiil ka bixiyey aragtida maamulkiisa cusub ee ku wajahan ka midho-dhalinta himilooyinka siyaasadda arrimaha dibadda ee Somaliland ku taamaysay 20-kii sannadood ee ay madaxbannaanida haysatay. Read more »

Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika oo KULMIYE iyo murrashaxiintiisii ku hambalyeeyey guushii ay gaadheen

Hargeysa/Wasiirka arrimaha Afrika u qaabilsan dawlada Ingiriiska Mr. Henry Bellingham, ayaa daboolka ka qaaday inuu aqoonsan yahay waxyaabihii madaxweyne Rayaale u qabtay Somaliland mudadii uu xilka hayey iyo go’aankii geesinimada lahaa ee uu ku aqbalay in lagaga adkaaday doorashadii madaxtooyada ee Somaliland ka qabsoontay 26 June 2010. Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Maayaradda Gobollada Dalka

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxwaynaha dhawaanta la doortay ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxwayne ku xigeenkiisa Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shalay kulan la yeeshay guud ahaan Maayarada Caasimadaha Gobolada dalka markii ugu horeysay iyagga oo ka wada hadlay arimo la xidhiidha Munaasida uu madaxwaynaha la doortay xilka kula wareegi doono oo dhici doontyo 27/06/2010-ka. Read more »

Maxkamadda Sare ee S/land oo Si Rasmiya ugu Dhwaaqday Natiijadii Doorashada Madaxtooyadda

http://somalifans.files.wordpress.com/2010/03/maxkamad.jpgHargeysa-(KULMIYE.ORG)-Maxkamada sare ee dastuuriga ah ee somaliland ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijadii hordhaca ahayd ee komiishanka doorashooyinka Qaranku horaantii bishan Julay ka soo saareen doorashada Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26/06/2010-ka. ee uu Xisbiga KULMIYE ku guulaystay. Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo Gudidii Tallobixinta u Xilsaaray Waxqabadka u Horeeya ee Xukuumada

Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa mar labaad Guddidii uu u magacaabay ka soo talo bixinta qaab-dhismeedka xukuumada cusub u diray inay ka soo tallo-bixiyaan qaabka mudnaanta loo kala siinayo waxqabadka xukuumada Boqolka Maalmood iyo lixda bilood ee ugu horeeya. Read more »

Gudidii Talobixinta oo soo Saaray Muuqaalka Dawladda Cusub

Hargeysa,Guddidii uu Madaxweyne Siilaanyo u xil-saaray inay ka soo tallobixiso qaab-dhismeedka iyo muuqaalka ay yeelanayso xukuumadda cusub ee laga sugayo xisbiga KULMIYE eek u guulaystay tartankii doorashada Madaxtooyadda. Read more »

New Somaliland President Looking for Recognition and Investment

Hargeysa,-(KULMIYE.ORG)-Ahmed Mohamed Silanyo, the opposition candidate who won the recent presidential election in Somaliland, says international recognition for the self-declared republic is one of his priorities. Read more »

Somaliland Kuligaa Kulmiyaa Libhelee Kadabaa Dhaha

See  full size image

Somaliland Kuligaa  Kulmiyaa Libhelee Kadabaa Dhaha

Annagoo ah Guddida laanta Kulmiye ee Canada kuna hadlayna    magaca guud ahaan jaaliyadda reer Somaliland ee deggan dalka Canada , gaar ahaan  taageerayaasha xisbiga Kulmiye annaga oo u riyaaqayna guusha dhaxalgalka Read more »

Somaliland: Time To Consider Independence


Home
Biography
Speeches
Articles
Newsletter
Links
European Parliament
Gallery
Contact Information
News
Press Releases
Press Coverage
Latest News from the Conservative Party
Charles Tannock MEP endorses comments by UK government minister and EU diplomats on breakaway region’s vote

The recent peaceful, free and fair presidential elections in the breakaway region of Somaliland underline the importance of reconsidering Somaliland’s desire for official re-recognition as a sovereign independent state, ECR Group spokesman on foreign affairs Dr Charles Tannock MEP said today as he congratulated the winner, President-elect Ahmed Mahmoud Silanyo.

Dr Tannock said that the verdict of observers (including some from Dr Tannock’s alma mater University College, London) that the election was conducted according to international norms and standards compels the international community to consider how best to support Somaliland’s evolving democracy, including the possibility of according Somaliland official recognition.

The MEP’s comments came in the wake of a statement by EU heads of mission in Nairobi congratulating Somaliland on the conduct of the election, and a similar statement by UK Foreign Office minister Henry Bellingham MP, who added that the UK looked forward to working closely with Somaliland in the future.

Dr Tannock, who met Mr Silanyo at a Somaliland community event in his London constituency during his own election campaign in 2009, praised Mr Silanyo’s statesmanlike qualities and said that UK-educated Mr Silanyo had already shown himself to be a unifying political force by deciding not to contest the extremely tight result of Somaliland’s previous presidential election.

Somaliland broke away from the rest of Somalia in 1991 after the collapse of the Siad Barre regime and has since created a relatively stable, prosperous and moderate society, whose government in Hargeisa is committed to fighting the scourge of piracy in the seas off the Horn of Africa and the al-Shabab jihadi terrorists active in Somalia. Previously Somaliland was a British protectorate that was briefly independent in 1960 before merging with Italian Somaliland to join the Somali Republic.

Dr Tannock said:

“Somaliland has proved once again to the world that its democracy is not only stable but growing stronger.

“Somaliland is a rare African success story that deserves to be recognised as such by the international community.

“As for the issue of Somaliland’s official recognition as a sovereign independent state, it’s time the EU gave serious consideration as to how best to support this relatively prosperous and progressive corner of Africa.

“There seems to be a growing international consensus that Somaliland’s progress needs to be reinforced and rewarded through official recognition.

“I hope the election of President-elect Silanyo will provide fresh momentum to Somaliland’s evolving democratic story.

“Given the chronic instability in the Horn of Africa generally and the rest of Somalia in particular, we ignore Somaliland at our peril.

“Although we should congratulate the people of Somaliland for the conduct of this election, we need to understand that these hard-won gains could easily unravel if Somaliland’s aspirations and ambitions are totally disregarded.

“President-elect Silanyo strikes me as a moderate, sensible and capable politician committed to standing up for the interests of the people of Somaliland.

“He showed after the previous presidential election that he put Somaliland’s interests above his own by not contesting a very tight result.

“I wish him well and hope Somaliland will continue to gain in international stature under his leadership.”

Ra’iisal wasaaraha Britain oo soo dhaweeyey doorashadii ka dhacday Somaliland

http://newsimg.bbc.co.uk/media/images/46196000/jpg/_46196499_-1.jpghttp://tomcharris.files.wordpress.com/2008/08/cameron.jpg

London, (Kulmiye.org)-Ra’iisal wasaaraha dalka Britain ayaa soo dhaweeeyey doorashooyinkii Somaliland ka dhacay 26, June, 2010, wuxuu sheegay Ra’iisal wasaaruhu inuu soo dhawaynayo doorashooyinkaas. Read more »