September 30th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (Jam/KULMIYE.ORG)-Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal, ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay salaadiinta Gobolka Awdal oo tabashooyin ka tirsanayana xukuumadda, isaga oo ugu baaqay in aanay madaxweynaha ku farogelin shaqada uu hayo dadweynaha codkooda ku doortay. Read more »
September 28th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa, (KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Somaliland, Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maalmihii u dambeeyay ku hawlanaa xulista mausuliyiin uu doonayay inuu xilal xukuumadiisa ka banaan u magacaabo ayaa maanta magacaabay masuuliyiin cusub. Read more »
September 23rd, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Masuuliyiinta gobolka maroodin jeex oo shahaado sharafyo gudoonsiiyey skakhsiyaadkii .shirkadihii ururada wadaniga ee sida weyn uga qaybqaatay ololahii nadaafadeed eedhawaan madaxweyne siilaanyo ku dhawaaqay Read more »
September 21st, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta xarunta madaxtooyadda u qaabilay wefti ballaadhan oo ka socda dawladda Denmark. Read more »
September 21st, 2010 in Codka Muwaadinka | Comments Off
OPINION
Cadowga qaran leeyahay waa mid hadafkiisu yahay burburinta qaranimada iyo jiritaanka dalkaas, mana kala jecela cidda hoggaanka haysa. Waxa hubaal ah inaan cadowga Soomaliland kala jeclayn Madaxweyne Siilaanyo, Riyaale amba hadday Heblaayo Dacar Madaxweyne Read more »
September 21st, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Sheegay in Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi loo soo Rarayo Somaliland
Wasiiradii reer Somaliland ee booqashada ku joogay Nairobi oo dalka ku soo laabtay iyo Nuxurka Kulamadii ay la Yeesheen Hay’adaha Caalamiga iyo Dawladda Kenya Read more »
September 19th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa (Jam/KULMIYE.ORG)- Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horreysay daboolka ka qaaday inuu isu soo taagayo jagada madaxweynenimo ee Somaliland mustaqbalka soo socda. Read more »
September 17th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay kulan casuumadeed qado ah u sameeyay xildhibaanada golaha guurtida Somaliland. Read more »
September 17th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off

KULMIYE muxuu ka yidhi Gobollada tirade badan ee Rayaale magacaabay?
“Markaad xisbiyo badan sii dayso saddexdii baynu u taag la’nahaye, yaa huba inay u hoggaansamayaan natiijada?”
Guddoomiyaha KULMIYE – WARAYSI GAAR AH Read more »
September 15th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Boorame-(KULMIYE.ORG)-Ciidamada Somaliland iyo kuwa Ethopia oo ku hareeraysnaa koox hub iyo saanad milateri sidatay oo gashay Buuraleyda deegaanka galbeed ee Awdal ayaa isku haleelay saaka Buurta lagu magcaabo Dur-dur ee deegaanka duleedka Xariirad oo ah deegaan beeralay ah, halkaas oo dagaal xoogani ku dhexmarayo. Read more »