September 15th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), waxa uu maanta magacaabay guddi xaqiiqo-raadisa oo ka soo tallo bixisa kooxo hubaysan oo laba habeen ka hor ka soo degay Xeebta Saylac, islamarkaana u gudbay Buuralayda u dhaxaysa Somaliland iyo Eithiopia oo dagaal culus ay isku haleeleen ciidammada labada dal. Read more »
September 15th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa caddeeyey in maleeshiyaadka hubaysan ee ka soo degay xeebaha galbeedku aanay waxyelo u gaysan doonin sumcada Somaliland ku leedahay caalamka, balse waxa uu xusay in hawlgakii ciidanka qaranku sameeyeen tahay mid muujinaysa kaalinta Somaliland ka qaadan karto ilaalinta nabadgelyada Geeska Afrika. Read more »
September 15th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo] waxa uu maanta qalinka ku duugay Xeer xakamaynaya hubka fudud oo Numberkiisu yahay Xeer Lr. 39/2010, kaasoo doodiisu muddo badan soo dhex miranaysay Golaha Wakiillada oo u gudbiyey Madaxweynaha si uu u saxeexo.
Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir [Cukuse] oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Xafiiska Shabakada Wararaka ee Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa, Read more »
September 15th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KUMIYE.ORG)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley Wefdi Balaadhan oo ay hogaaminayso Kaaliyaha Xog-hayahaGuud ee Qaramada Midoobay isla markaana ah ku xigeenka Komishanka Xuquuqalisaanka ee UN-ka Mme Kyung-wha kang. Sidaasina waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo dhignaa sidan. Read more »
September 8th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa(Haatuf/KULMIYE.ORG) Sept.08, 2010 – Xoghayaha guud ee xisbiga Muxaafidaka ah ee KULMIYE Kayse Xasan Cige ayaa ku tilmaamay muddo kordhinta guurtidu ay shalay ansixisay inay tahay mid lagu degdegay, waxaanu intaasi ku daray in aan loo baahnayn in muddada intaa leeg la kordhiyo. Read more »
September 8th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Addis Ababa (Jam/KULMIYE)- Dawladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay shalay daboolka ka qaadday in ay martiqaad rasmi ah u fidisay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Read more »
September 6th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off


Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Golaha Wasiirradda ayaa saaka dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa iyo shaqaaleweynaha dawlada kala qeyb galay maalinta olalaha nadaafadda qaranka oo uu isagu dhawaan iclaamiyay.
Read more »
September 5th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa, (KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Shacabka reer Somaliland ee uu ka Baxay
MARXUUN MAXAMED CIGE CILMI, Alle haw naxariistee Taliyihi hore ee Ciidanka Booliska JSL oo Maanta lagu aasay Magaalada Hargeisa. Read more »
September 5th, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa,(LMIYE.ORG) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta soo saaray Digreeto cusub oo uu ku cayimayo Maalinta Ololaha Nadaafada Somaliland sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed isla maanta ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cakuse). Read more »
September 2nd, 2010 in Kulmiye_party, Press | Comments Off
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Magacaabay Guddida Cisbitaalka Guud ee Hargeisa.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa mar kale maanta dib u magacaabay guddidii horumarinta Read more »