Archive for December, 2011

Wadahadal dhexmaray Wefti KULMIYE ka socda oo ku sugan Beijing iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Shiinaha

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay kulan la yeeshay Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga dawladda Shiinaha, halkaas oo ay safar ku joogeen tan iyo sabtidi toddobaadkan. Read more »

Wefdiga KULMIYE Oo Lagu Soo Dhoweeyay Xarunta Dalka China +Sawirro

17,Dec,2011Beijing () Wefdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Xukuumadda Somaliland ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi oo socdaal booqasho todobaadyo ah ugu baxaya shalay Jimcihii 16 Dec, 2011, dalka china ayaa maanta ka degey xarunta Caasimada dalkaa ee Beijing. sidaana waxa lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafiiska Xisbiga Kulmiye qaybtiisa waxrbaahinta ee Magaalada Hargeysa. Read more »

Xisbiga KULMIYE OO Cambaareeyay falkii xalay lagu dilay saddexda nin

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Xisbiga KULMIYE waxa uu si culus u cambaaraynayaa falkii axmaqnimada ahaa ee habbeenkii isniintii ee Dec, 05, 2011 ka dhacay Deegaanka seebaal oo u dhexeeya deegaanka Baki iyo Gabiley, kaas oo lagu dilay saddex nin oo goor habeenimmo ah la miray. Read more »

Guddoomiyaha KULMIYE oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Wajaale ee Xuduudka Somaliland iyo Eithopia

Wajaale,02.Nov,2011-(Kulmiye.org)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland iyo masuulliyiinta xisbiga, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Tog-wajaale ee ku taal xuduudka Somaliland la wadaagto dalka Eithiopia. Read more »

Guddoomiyaha Xibsiga kulmiye oo hantay soo dhawayntii ugu weynad ee Gobolka Gabiley ku qaabilaan masuul xisbi

Gabiley–(KULMIYE.ORG)- Dadweynaha ku nool magaalada Gabiley iyo xarunta gobolka Gabiley, ayaa soo dhawayntii ugu weynad tan iyo intii ka danbaysay doorashadii Madaxtooyadda ku qaabilay Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo wefti isugu jira xildhibaanno iyo masuulliyiin sar sare oo ka tirsan xisbiga. Read more »