KULMIYE Party
	<language>en</language>
Axmed Siilaanyo Oo Xukuumada Ku Tilmaamay Mid Aan Xishoonayn
		<description>August 12th, 2008
Hargeysa(Geeska)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xukuumadda Somaliland ku tilmaamay mid aan xishoonayn, oo dalkeeda ku soo jeedinaysa indhaha quwad shisheeye, waxaanu ugu baaqay inay xishooto.
Guddoomiye Axmed-Siilaanyo, oo shalay galab ka soo noqday madasha shirka Beelaha Habar-jeclo ee magaalada Gar-adag ee gobolka ...</description>
Dawalada Rayaale Oo Sharci Daro U Xidhay Gudoomiyihii Hore Ee Komishanka Qaranka.
		<description>Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Komishanka Doorashooyinka Oo Xabsiga Loo Taxaabay.
Hargeysa(Golis)-Gudoomiye Ku Xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Xirsi Cali X. Xasan ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay xalay ciidamada Boolisku ka qabteen Tuulada ina Af-madoobe oo 60KM dhinaca bari ka xigta Magaalada Burco.
Taliyaha Qaybta booliska ee Gobolka Togdheer ...</description>
Golaha Wakiillada oo Aqlabiyad ku Meelmariyey Go’aan Xaaraantinimaynaya Heshiiska Al-jabiri
July 31st, 2008
‘Hashiis kasta oo ka horimanaya Qodobka 11aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland waa waxba kama jiraan’ Go’aanka Golaha
Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii shalay go’aan ka soo saaray muranka ganacsiga dhoofka xoolaha nool, kaas oo ay ku sheegeen in sida ku ...</description>
Dal jire By Cabdillahi
(A.Geeljire)
Daljiir waa taxane aad u xiiso badan
oo u qoro abwaan Cabdillahi Cisman (Geeljire)
Akhristayaal badan oo xiiseeya taxanahan ayaa Mj Cabdillahi Geeljire  ula baxay
Cabdillahi ( Daljir ) macnaha wayn ee
taxanayaasha Daljir ku fadhiyaan dartod.
Kulmiye.org
Keligaa Ma Aha Ee Aamus Adeer.
By A. Geeljire
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ...</description>
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo Oo Tacsi u Diraya Eheladii Suldaan Maxamed Cabdi Cali
July 28th, 2008 
TACSI
Geeri Naxdin Leh
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye  Md. Ahmed Mohamed Siilaanyo, isaga oo ku hadlaaya Magaciisa, kan Xubnaha Xisbiga iyo taageerayaasha, waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii,Qaraabaddii,Ehelkii iyo dhamaan shacbiga Somaliland uu ...</description>
Xisbiga KULMIYE oo cambaareeyey kootada ganacsiga xoolaha loogu xidhay Al Jaabiri iyo xadhigga Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada xoolaha
July 23rd, 2008
Hargeysa (Somaliland.org) – Xisbiga ugu weyn mucaaridka Somaliland ee KULMIYE ayaa cambaareeyey xadhiga Guddoomiyaha Guddida Ganacsatada xoolaha iyo horjeedda heshiiska xukuumaddu ku kootaysay dhoofka xoolaha, kaas oo khilaaf xiisad kulul wata ka ...</description>
Tacsi Uu Dirayayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
		<description>" INNA LILLAAH WA INNA ILAYHI RAAJUCUUN "
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye md Axmed Maxamed Maxamud 'Siilaanyo'  isaga oo ku hadlaya magaciisa ka golaha dhexe ee xisbia,  magaca tageerayaasha xisbiga Kulmiye  iyo ka qoyskisaba  waxaa  uu halkan  ka tacsiyadaynayaa  Xasan Axmed Geedi ( Xasan Humbus ...</description>
Haddii Al-jaabiri ganacsigii dalka oo dhan loo xidhay walaalkiina haloo yeedho oo Madaxweyne aynu ka dhigano”
Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha ururka SNM, ahna Madaxweyne-ku-xigeenkii ugu horreeyey ee Somaliland Muj. Xasan Ciise Jaamac ayaa ku tilmaamay mid lagu mijo xaabinayo gebi ahaanba ganacsatada waddaniga ah heshiiska cusub ee xukuumaddu ugu fasaxday ganacsadaha ...</description>
Dood Aad U Xiisa Badan Oo Dhexmartay Xubno Qurba Joog Ah Iyo Aqoonyahano Dal Joog Ah -Xigasho (Togdheernews)
		<description>Burco (Togdheernews20julay)- Dood aad u xiiso badan oo dhexmartay Xubno Qurbajooga iyo Aqoonyahno Daljooga oo laga
hadlayay Waayaha Nololeed ee yaala Qurbaha iyo Waayaha wadanka, gaar ahaan Dhibaatada Tahriibka oo ay soo qabanqaabisay xarunta Jaamacada Burco iyo Shirkada Telsom ayaa habeenimadii Jimacaha ka dhacday.
Maayir ku xigeenka Magaalada Burco Axmed Cabdi Falay ...</description>
“Cadaawadi nagama dhaxayso Aniga iyo Muuse Biixi, khilaafna ma jiro”
Axmed Siilaanyo
Hargeysa (Ogaal) – Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa beeniyay war uu faafiyay Wargeyska Maalmaha cadadkiisii shalay, kaas oo uu Wargeysku ku sheegay in Guddoomiye Axmed-Siilaanyo iyo Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbigaas Muuse Biixi Cabdi isku ...</description>