Congratulation letter from British Somalilanders Diaspora Organisations to the New President..

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-We would like to congratulate Somaliland’s new persident his Excellency Mr Ahmed Mohamoud Mohamed and and the vice president his Excellency Mr Abdirahman Saylici for their victory in Somaliland’s historical Presidential election. We would like to show our appreciation to the people of Somaliland for their remarkable achievement in conducting the election peacefully and successfully. This election has proved to the outside world that Somaliland has worked hard against all odds to vote for change, economic prosperity and peaceful democracy. Read more »

Madaxweyne Silanyo oo Guddoomiyenimadii KULMIYE ku Warejiyey Muuse Biixi

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa si rasmi ah iskaga wareejiyey xilkii guddoomiyenimo ee xisbigiisii KULMIYE oo uu u gacangeliyey Guddoomiye ku-xigeenkiisii kowaad Muuse Biixi Cabdi, taas oo ay qayb ka ahayd go’aan golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE isku raacay bishii 8-aad ee sannadkii 2008-dii in marka Madaxweynuhu talada ku guulaysto uu guddoomiye-ku-xigeenkiisa ku wareejiyo xilka. Read more »

Madaxweyne Silaanyo oo Berito Muuse Biixi ku Wareejin Doona Xisbiga KULMIYE

Hargeysa(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la filayaa inuu Arbacada beri xilka guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ku wareejiyo Muuse Biixi Cabdi, arrintaasi oo qayb ka ah go’aan golaha dhexe ee KULMIYE ansixiyeen shirweynihii xisbiga ee sannado ka hor ka dhacay magaalada Burco. Read more »

Madaxwayne Axmed Silaanyo Oo Maanta Markii ugu Horeysay Qado-sharaf Ku Qaabilay G/Wakiilada Somaliland

Hargeysa(KULMIYE.ORG)-Madaxwaynaha cusub ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa maanta markii ugu horeysay kulan qado ah ku qaabilay Xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland oo ay hogaaminayaan Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Cabdicasiis Samaale. Read more »

Wasiirka Cusub ee Wasaarada Qorshaynta oo maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera

Berbera(KULMIYE.ORG)- Wasiirka Cusub ee loo magacaabay Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali shire ayaa maanta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera. Read more »

Wey Dhalatay Ee Yey Gurguuran Ee Ha Socoto

Ahmed Arwo by Ahmed Arwo

Dawlad ayaa dhalatay aqoon iyo karti lagu xulay, dawlad la sugayey oo la saadaaliyey, oo ku timi talo iyo la-tashi. Waa la hanbalyeeyey, waa lagu farxay waana loo duceeyey. Haddaba dhalatey ee yeyna noqon mid muddo Read more »

Nimankaa Qurbaha Yuururee Qaylada u taagan Ee wada Qareenkiyo Diktoor qoranayee sheegtay Ee Qurus ka waa Reer tolkay qiil ka dhiganaaya

http://www.australiasigns.com.au/gal/safetygal/thumbs/lrg-114-burg-quality-approved.jpg

Anigoo oo waayadan wadankii ka soo maqnaa isla markaana Jeclaystay qaabka wax waliba u dhamaadeen Doorashadii & Xilwareejintii iyo Qaabka Dawlada Cusub loo dhisayba oo dhamaan ku dhamaaday si hufan ayaan ka biyo diiday maqaalo Read more »

Wasiirka Arrimaha Debeda oo Wefti Culus ku Qaabilay Madaxtooyadda

http://hadhwanaagmedia.info/attached/u_17134d_2010-8-1-14-1-37f_7.jpg

Hargeysa-(KULMIYE.OG)-Wasiirka Arrimaha Dibedda JSL, Mudane, Maxamed Cabdillaahi Cumar oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Cusubi ayaa Maanta Gelinkii Hore Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayay Mark Bowder oo ah xidhiidhiyaha Arimaha Bini-aadminimada, ee Somaliland & Somalia iyo Jaraj Chopra oo ah Read more »

An emblem of hope in Somaliland

CAIRO: In Somaliland’s 26 June presidential elections, voters were faced with a pivotal choice in determining their future prosperity, security, freedom and peace. On that date, which marked the 50th anniversary of Somaliland’s independence from British rule, citizens Read more »

Madaxwaynaha Oo U Magacaabay Guddoomiye Cusub Gobolka Awdal.

Hargeysa(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud, ayaa maanta soo saaray xeer Madaxweyne No.004/072010 oo uu ugu magacaabay Gudoomiye cusub Gobolka Awdal.

Madaxweynuhu, isagoo tix-raacaya qodobka 90aad ee dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana tix-geliyay baahida loo qabo in Gudoomiye loo magacaabo Gobolka Awdal, waxa uu u magacaabay Mudane, Maxamed Daahir Cabdalle inuu noqdo Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Allaa Mahad Leh,

Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL