U.S. Congratulates Somaliland on Election Proceedings

http://www.gm-volt.com/wp-content/uploads/2007/10/1american_flag_and_eagle-thumb.jpg

U.S. Embassy, Nairobi, Kenya

Press Release

Wednesday, July 07, 2010

Nairobi, July 7, 2010 – The United States government commends the people of Somaliland, the National Electoral Commission (NEC), and the political Read more »

Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Kormeeray Qaar Ka Mid Ah Xarumaha Dawlada

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)- Guddiga Daba galka Hantida Ma guurtada ah ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo u Magacaabay inay diiwaangeliyaan hantida qaranka wakhtiga Kala guurka ah ayaa bilaabay hawl gallo ay ku kormeerayaan Hay’addaha Dawliga ah ee ay ka soo xeroodaan Dhaqaalaha iyo xarumaha wasaaraddaha Read more »

Dadweynaha Reer Hargeysa oo Rajo Fiican ka Bixiyey Xukumada Cusub ee la Dhisi doono

Hargeusa-(KULMIYE.ORG)-Dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Hargeysa ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay waxyaabaha la filayo inay qabato Xukuumada Cusub ee uu soo dhisayo Madaxweynaha la wareegi doona talada dalka Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Read more »

Somaliland triumph

http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/Siilaanyo-MJ.jpg

Warmest congratulations to Opposition leader Ahmad Muhammad Mahmoud “Silanyo”, leader of the Peace, Unity and Development Party (Kulmiye), who has been elected president in the Somalilland Presidential elections. The National Electoral Commission invited all the political leaders, election Read more »

To President Elect Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo SOMALILAND

FORUM DES INTELLECTUELS CANADIENS http://www.radiohormuud.dk/images/news/soodhawaytii.jpg

298 DALHOUSIE STREET, P52129

OTTAWA, ONTARIO

CANADA, K1N 7E7

Fax : 1 877 887 9681

forumicanada@yahoo.ca

www.forumicanada.com

Ottawa, july 2nd 2010

To

President Elect Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo

SOMALILAND

Subject : Somaliland election victory

Your excellency,

The Forum des Intellectuels Canadiens warmly congratulates you on your historic election victory and we wish you the best as you embark on what will Read more »

Wey Ku Ciil Baxeen Codkoodii Ee Maxaa Xiga

Ahmed Arwo by Ahmed Arwo

Bulsho wey badheedhay ooy codkoodii ku ciil baxeen. Wax yar aan iftiimiyo dhacdooyin iyo xiliyo maankeygu si ma-guurta ah u sajiley.Waa 26 Juune 2010 ayaan guulo badan, ayaan xuskeedu labanlaabmay, ayaan ididiiladii dadweynahu noolaatay, ayaan horseed u ah mustaqbal nuuraaya iyo Read more »

Somaliland elects a new President: Statement by the Honourable Jim Karygiannis

http://www.karygiannismp.com/spip/IMG/jpg/KarygiannisJiminthehouse.jpg

Somaliland elects a new President
Statement by the Honourable Jim Karygiannis,
Member of Parliament for Scarborough-Agincourt,

On Saturday, June 26, 2010, voters in the Republic of Somaliland went to the polls to elect a new President. Former Opposition Leader, Ahmed M. Read more »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xallay Munaasibad Saggootisa u Sammeeyey Qurbojooga Xisbiga

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xallay munaasibad sagootis iyo abaal-marin ah u sammeeyey qaar ka mid ah qurbojooga xisbiga KULMIYE ee ka qaybgalay ololihii tartanka doorashada Madaxtooyadda. Read more »

Dallada Dhallinyaradda S/land oo Hambalyo u Diray Madaxweynaha Cusub iyo ku-Xigeenkiisa

Anigoo ku hadlaaya magaca Dalada ururada dhalinyarada Somaliland SONYO, Yahye Mohamoud Ahmed waxaan jeclaaday in aan muujiyo dareenka dhalinyarada ee ku aadan hanaankii Doorashada madaxweynah iyo madaxweyne kuxigeeenku uga dhacday guud ahaan Somaliland taariikhdu markay ahayd 26 june 2010 . waxa kale oon jeclahay in aan wax ka tilmaamo kaalintii ururada bulshadu ka gaarahaan dhalinyarada Somaliland ay ka qaateen doorashada. Waxaan hambalyo iyo bogaadin u marinaynaa dhamaan bahweynta reer Somaliland gudo iyo dibadba. Read more »

Dallada Negaad oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland

Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Gaboodka ururka Haweenka ee Nagaad ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha Cusub ee la doortay, ka xilka ka sii degaya, shacabka Somaliland, Ciidamada Qaranka, Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Ardayda Jaamacadaha oo kaalin wayn ka qaatay habsami u socodka hawlaha Doorashada, sidii haboonayd ee ay Read more »