Hargeysa (KULMIYA.ORG)- Xisbiga Muxaafidka KULMIYE, ayaa soo saaray magacyada 11 xubnood oo soo qabanqaabin doona shirweynihii golaha dhexe oo muddo laba jeer ah dib u dhac ku yimi. Read more »
Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Golaha Dhexe
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Meeqaamkiisu Sareeyo Loogu Soo Dhaweeyay Kuwait
Read more »
Guddoomiyaha KULMIYE oo ku Baaqay in laga Waantoobo Boobka dhulka Bannaan
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa ku eedeeyey inay u banbaxeen dhul jacayl, isla markaana ku dhacay iimaan la’aan dhinac dhulka ah oo aanay ka fikirin mustaqbalka ubadkooda iyo meelihii ay ku ciyaari lahaayeen.
Read more »
Cilmi-Kabaal-TBSL
![]() |
| Cilmi-Kabaal-TBSL |
Xisbiga KULMIYE Oo Mar Kale Ummadda U Soo Bandhigay Bisaylkiisa Shirkii Golaha Dhexena Cayimay
Hargeysa (KULMIYE.ORG)-Xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, ayaa maanta shaaciyay xiliga la qaban doono shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi.
Wasiirka Arrimaha Debedda Oo Faysal Cali-waraabe Ku Eeyeeyey UFFO
Hargeysa, (KULMIYE.ORG)-Wasiirka Arrrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa eedayn culus u soo jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Eng, Faysal Cali-waraabe oo uu sheegay inuu lug ku lug lahaa mu’aamarado lagu laayey dhallinyaradii UFFO waqtigii Siyaad Barre.
Read more »
XisbigaKulmiye Oo jawaabo kulkul ka bixiyay dheelecaymo ay soo jeediyeen xisbiyada mucaaridku
Hargeysa,-(kulmiye.org)- Xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa si kulul uga jawaabay eedo uga yimi xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo UDUB.
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Keyse Xasan Cige.
Read more »
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Qaddo-sharaf Ku Maamuusay Cuqaasha Ceel-bardaale
Hargeysa-(KULMIYE.ORG)-Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa qado sharaf ugu sameeyay cuqaasha iyo wax-garadka labada beelood ee isku khilaafsan lahaanshaha deegaanka Ceel-bardaale, iyada oo ay munaasabadaas goob joog ka ahaayeen xildhibaano ka tirsan goleyaasha guurtida iyo wakiilada iyo badhasaabka gobolka Gabilay.
Read more »
Nuxurka Shir Jaraa’id oo Uu Qabtay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (KULMIYE.ORG)-Hoggaanka sare ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa ku dhawaaqay inay xisbi ahaan diyaar u yihiin sidii ay mar wawlba u dhagaysan lahaayeen codka shacabka reer Somaliland, isla markaana ay xukuumadda ku illaalin doonaan fulinta barnaamijkiisa siyaasadeed. Read more »
Xisbiga KULMIYE Oo Cambaareeyey Siyaasadda Arimaha Gudaha Ee Xukumada Madaxweyne Silaanyo
Hargeysa (KULMIYE.ORG) – Masuuliyiinta ugu saraysa xisbiga talada dalka haya KULMIYE, ayaa si cad u dhaliilay siyaasada ay dalka ku hogaaminayso Xukumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Read more »

