Hargeysa (Jam/kulmiye.org)- Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Somaliland Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha u qorshaysan ee uu doonayo inuu mudda uu xilka hayo wax ka qabto iyo qaabka ugu quruxda badan ee loo toosin karo qalooca ku jira garsoorka iyo caddaaladda Somaliland, isaga oo dhinaca kalena ka hadlay caqabadaha garsoorka dalka. Read more »
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Garsoorayaasha Ugu Baaqay Inay ka Shaqeeyaan Kalsoonida Shacabka
Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Iyo Wefdiga Uu Xogaaminayo Oo La Kulmay Raysal Wasaaraha Ethiopia
Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, oo maalmahan socdaal shaqo ku jooga dalka Somaliland la dariska ah ee Ethiopia , ayaa ka hadlay kulan ay isaga iyo wefdiga uu hogaaminayaa la yeeshay Raysal wasaaraha dalka Ethiopia Males Zenawi oo Read more »
Guddoomiye ku Xigeenka KULMIYE OoKa Hadlay In Lagu Badalayo Dr Gaboose
Hargeisa (KULMIYE.ORG) May 2,2011 – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga tallada dalka haya KULMIYE Md Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay in isku shaandhayn la filayo in Madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo ku sameeyo golihiisa wasiiradda isaga lagu bedalo wasiirka arimaha gudaha ee hadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose. Read more »
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Guddida Qaban-qaabada ee shirweynaha
Hargeysa-(KULLMIYE.ORG)-Xoghayaha guud ee Xisbiga Talada dalka Haya ee Kulmiye Md. Keyse Xasan Cige ayaa sharci darro ku tilmaamay talaabadii uu qaaday Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil. Read more »
Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Gudida Qabanqaabada Shirweynaha Golaha Dhexe
Hargeysa (KULMIYA.ORG)- Xisbiga Muxaafidka KULMIYE, ayaa soo saaray magacyada 11 xubnood oo soo qabanqaabin doona shirweynihii golaha dhexe oo muddo laba jeer ah dib u dhac ku yimi. Read more »
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Meeqaamkiisu Sareeyo Loogu Soo Dhaweeyay Kuwait
Read more »
Guddoomiyaha KULMIYE oo ku Baaqay in laga Waantoobo Boobka dhulka Bannaan
Hargeysa (KULMIYE.ORG)- Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa ku eedeeyey inay u banbaxeen dhul jacayl, isla markaana ku dhacay iimaan la’aan dhinac dhulka ah oo aanay ka fikirin mustaqbalka ubadkooda iyo meelihii ay ku ciyaari lahaayeen.
Read more »
Cilmi-Kabaal-TBSL
![]() |
| Cilmi-Kabaal-TBSL |
Xisbiga KULMIYE Oo Mar Kale Ummadda U Soo Bandhigay Bisaylkiisa Shirkii Golaha Dhexena Cayimay
Hargeysa (KULMIYE.ORG)-Xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, ayaa maanta shaaciyay xiliga la qaban doono shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi.
Wasiirka Arrimaha Debedda Oo Faysal Cali-waraabe Ku Eeyeeyey UFFO
Hargeysa, (KULMIYE.ORG)-Wasiirka Arrrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa eedayn culus u soo jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID. Eng, Faysal Cali-waraabe oo uu sheegay inuu lug ku lug lahaa mu’aamarado lagu laayey dhallinyaradii UFFO waqtigii Siyaad Barre.
Read more »

